Shaxda Ugu Fiican Ee Xiddigaha Laga Reebay Shaxda Ugu Fiican Xilli Ciyaareedka PFA Oo La Shaaciyay.

Xidhiidhka xirfadlayaasha kubada cagta ee PFA ayaa soo saaray shaxdii ugu fiicnayd premier League xilli ciyaareedkii dhamaaday horyaalka waxana ku so baxay 11 xiddig oo ay 3 kooxood xiddigaha ugu badan ku lahaayeen. Si kasta ha ahaatee waxa laga tagay xiddigo badan oo qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay xilli ciyaareedkii dhamaaday waliba u qalmay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII