Shaxda Ugu Fiican Horyaalka Serie A-da Xilli Ciyaareedka Oo La Soo Saaray, Ronaldo & Lukaku Ayaa Hogaaminaya

Shabakada Caalamiga ah ee Whoscored ayaa soo saartay shaxda ugu fiican horyaalka Serie A-da xilli ciyaareedka 2020/2021. Xilli ciyaareedka ayaa si Rasmi ah u soo xidhmay Axadii iyada oo la soo afjaray xilli ciyaareed aad u xiiso badnaa horyaalka Serie A-da oo aan la arkin 9-kii sano ee ugu dambeeyay. Ku guulaysiga horyaalka ayaa lagu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII