Shaxda Ugu Fiican Tartankii Copa America Oo La Soo Saaray.

Waxa la soo afjaray tartanka Copa America Sanadka 2021 kaas oo lagu qabtay dalka Brazil kaas oo socday muddo bil ah kana qayb galeen xulalka ugu awooda badan qaarada Southa America. Xulka Argentina ayaa noqday xulka ku guulaystay tartanka sanadkan kadib markii ay garaaceen xulka marti galiyay tartanka ee Brazil kulankii ka dhacay garoonka Maracana. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII