Shaxda Ugu Fiican Wareega 16-ka Euro 2020 Oo La Soo Saaray.

Taageerayaasha Kubada cagta ayaa daawaday kulamadii bug baxa ee tartanka Euro 2020 iyada oo la ciyaaray kulamadii wareega 16-ka ee tartanka Iyada oo ay soo bexeen kulamo lama filaan ah. Xulka Switzerland ayaa qarxiyay lama filaanka ugu weyn wareegan iyaga oo reebay xulka difaacanaya koobka adduunka ee France kadib markii ay xulalku ku kala bexeen […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII