Shaxda Ugu Fiican Xilli Ciyaareedka La Liga Oo La Soo Saaray.

Xiddigaha Atletico Madrid iyo Barcelona ayaa hogaaminaya shaxda xilli ciyaareedak horyaalka la Liga ee ay soo saaray OptaPro. Xarunta daraasaarka ee CIES ayaa soo saartay shaxda 11-kii xiddig ee ugu fiicnaa xilli ciyaareedkii dhamaaday iyada oo adeegsatay qaab ciyaareedka xiddigaha ee xilli ciyaareedka. Kooxda Atletico madrid ee ku guulaystay horyaalka La Liga waxa kaga jira […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII