Shaxda Waalida Ah Ee Ay Barcelona Ku Ciyaari Karto Xilli Ciyaareedka Dambe Hadii Ay Helaan Wijnaldum, Depay & Garcia.

Imaatinka Sergio Aguero ayaa furay suuqa kala iibsiga Barcelona ee xagaagan xilli ay kooxdu is badal weyn samayn doonto suuqa xagaagan. Barcelona ayaa la sheeayaa in ay isku shaandhayn weyn samayn doonto xagaaga iyada oo iska iibin doonta xiddigaha ay ka midka yihiin Sergio Busquets, Phillipe Coutinho & Antoine Griezmann. Sida Aguero kooxda Barcelona ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII