Shaxda Wareerka Ah Ee Ay Man United Ku Ciyaari Karto Xilli Ciyaareedka Dambe Xilli Ay Ku Dhawdahay Varane & Trippier

Kooxda Man United ayaa u muuqata in ay ka go’antahay in ay tartanto xilli ciyaareedka dambe iyaga oo si xoogan suuqa ugu jira waliba doonaya xiddigo wax weyn ku soo kordhin kara kooxda xilli ciyaareedka dambe. Red Devils ayaa kaalinta 2-aad ka gashay premier League xilli ciyaareedkii hore waxana ay doonayaan in ay kaalinta 1-aad […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII