Shaxda Xulka England Ee Kulanka Czech Republic Oo La Soo Dusiyay & Xiddigaha Ku Bilaaban Doona Oo La Ogaaday

Jack Grealish iyo Harry Maguire ayaa lagu wadaa inay ku bilowdaan shaxda xulka England ee kulanka Czech Republic, halka Bukayo Saka laga yaabo inuu ku bilowgo garabka midig ee weerarka. Grealish ayaa badali doona Mason Mount kaas oo seegaya halka uu Maguire ku bilaaban doono booska Tyrone Mings inkasta oo uu xiddiga Aston Villa si […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII