Sida Ay Noqon karto Shaxda Liverpool Hadii Uu Kylian Mbappe Ku Biiro Reds Xilli Uu Klopp Ka Fikirayo In Uu Dalab Ka Gudbiyo Xiddig.

Shaxda Liverpool ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka dambe ayaa noqon doona mid aad uga duwan hadii ay la soo saxiixdaan xiddiga 22 jirka ah ee kooxda PSG ee Kylian Mbappe. Wargayska MARCA ayaa sheegaya in uu xiddiga reer France kooxda PSG u gudbiyay warqada bixitaanka isaga oo midkood ku biiri kara Liverpool ama Real […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII