Sidee loogu kala guuleestay Abaalmarinada UEFA ee Sanadkan, Jorginho oo Noqday xiddiga sannadka ee UEFA (Liiska Abaalmarinada la bixiyay)

UEFA ayaa bixisay abaalmarino kala duwan, iyadoo lagu qiimeeyay ciyaartoy wax qabadkooda iyo waliba tababaraha ugu fiican iyo wax qabadkiisa. Si la yaab leh, Chelsea oo ku guuleysatay Champions League ayaa si weyn u muujisay, iyadoo Edouard Mendy loo magacaabay Goolhayaha Sannadka iyo N’Golo Kante oo ku guuleystay abaalmarinta ciyaaryahanka khadka dhexe ugu fiican. Tababaraha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII