Sir Alex Ferguson oo ka hadlay Sida Ronaldo uu ugu Qanciyay ku biirista Kooxda Manchester United

Sir Alex Ferguson ayaa ugu dambayn xaqiijiyey doorkii uu ku lahaa in uu Cristiano Ronaldo dib ugu soo noqdo Manchester United, xilli uu laacibkani laba gool ka¬† dhaliyey kulankiisii koowaad ee uu u safro kooxdan soo laabashadiisa cusub. Halyeyga Manchester¬† United ee Sir Alex Ferguson ayaa la fahamsan yahay inuu si shaqsi ah telefoon ugula […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII