Solskjaer: Ciyaartoyda Man Utd waa inay ku qanciyaan Pogba inuu saxiixo qandaraas cusub

Paul Pogba Ole Gunnar Solskjaer ayaa sheegay inay ku xiran tahay Manchester United inay ku qanciso Paul Pogba inuu saxiixo qandaraas cusub. 28 jirkaan mustaqbalkiisa ayaa si weyn isha loogu hayaa isagoo galaya sanadka ugu dambeeya qandaraaskiisa. Pogba ayaa xilli ciyaareedkan ku bilowday qaab feecan, isagoo urursaday 7 caawin afar kulan oo uu ciyaaray. Solskjaer ayaana mar kale ku celiyay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII