Solskjaer oo ka hadlay go’ankiisa Jesse Lingard ee Manchester United

Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa ku adkeysanaya inuu doonayo inuu sii haysto Jesse Lingard . Lingard, oo qandaraaskiisu dhacay bishii Juun, ayaa la dhaleeceeyay toddobaadkan ka dib markii baas xun uu sameeyay ay keentay in Young Boys guul ka gaaraan Man united Champions League. Solskjaer ayaa yiri: “Xilli ciyaareedkan waxaa uga haray qandaraas, waxaan la hadlaynaa isaga iyo aabihiis. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII