Solskjaer oo ka hadlay xiriirka ka dhaxeeya Ronaldo iyo Fernandes ee dhanka kubada Garoonka

Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa ku faraxsan xiriirka sii kordhaya ee Bruno Fernandes iyo Cristiano Ronaldo . Labaduba si fiican bay isu yaqaaniin waajibaadkooda dhinaca qaranka Portugal. Qaar ka mid ah taageerayaasha ayaa walaac ka muujiyay iswaafajintooda, maadaama Fernandes uu inta badan muujiyo qaab ciyaareed wanaagsan United, laakiin labadooduba waxay durba isku xireen inay saameyn heer sare ah ku yeeshaan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII