Solskjaer Oo Ka Jawaabay Wararka Sheegaya In Uu Paul Pogba Iska Diiday Heshiis Cusub?

Ole Gunnar Solskjaer ayaa wali ku rajo weyn in Paul Pogba ka mid noqon doono kooxdiisa Man United xilli ciyaareedka dambe inkasta oo ay jiraan warar sheegaya in uu xiddiga khadka dhexe diiday heshiis cusub oo kooxda ah. Heshiiska xiddiga reer France ayaa dhici doona dhamaadka xilli ciyaareedka dambe waxana uu xor noqon doonaa xagaaga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII