Solskjaer Oo Kashifay In Uu Edinson Cavani Ku Qancinayo In Uu Sii Joogo Kooxda.

Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa aaminsan inuu ku qancin karo weeraryahan Edinson Cavani inuu sii joogo kooxda Man United xilli ciyaareed kale. Heshiiska haatan ee Cavani ayaa dhacaya dhamaadka xilli ciyaareedkan isaga oo hal sano oo dookh ah haysata hadii ay xiddiga iyo kooxdu ku heshiiyaan. Wararka ka imanaya Koonfurta Ameerika ayaa xiddiga […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII