Son Heung-min oo dhaawac kasoo gaaray waajibaadka Xulkiisa

@Reuters FA-ga Kuuriyada Koonfureed ayaa xaqiijiyay in xiddiga garabka uga ciyaara Tottenham Son Heung-min uu soo gaaray dhaawac kubka ah taas oo meesha ka saari doonta kulanka uu dalkiisu la yeelan doono Lubnaan Talaadada. Son wuxuu ciyaaray 90 daqiiqo khamiistii barbaro 0-0 ah waxaana la filayay inuu sidaas oo kale sameeyo kulankii Lubnaan, iyadoo Kuuriyada […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII