Southgate & Solskjaer oo ka hadlay arinta Mason Greenwood ee Xulka Qaranka go’ana ka gaaray

Photo/Getty image Manchester United xidigeeda Mason Greenwood ayaa laga yaabaa in uu suga waqti kale oo dheeri ah in looga yeero xulka England Weeraryahanka dhexe ayaa xilli ciyaareedka ku bilaabay qaab qurux badan oo kooxdiisa, laakiin Gareth Southgate uma dooran xulka saddexda libaax intii lagu jiray fasaxa xulalka. Sida laga soo xigtay Daily Mail , Southgate ayaa la kulmay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII