Supercomputer oo Saadaal Ka Bixiyay Kulamada Todobaadkan iyo Kooxaha Badinaya Horyaalka Premier League

Kaddib markii uu Cristiano Ronaldo yimid horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League, dibna uu ugu saxeexay Manchester United  oo 12 sannadood uu ka maqnaa, waxa isbeddel ku dhacay saadaasha Supercomputer ee xilli ciyaareedkan oo waqti hore ay sii saadaaliyeen sida kooxuhu u kala sarrayn doonaan maalinta ugu dambaysa ee  horyaalka lasoo gabogabaynayo. Ronaldo ayaa u […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII