Supercomputer Oo Saadaaliyay Labada Xul Ee Gaadhi Doona Final-ka Euro 2020 & Xulka Ku Guulaysan Doona Koobka.

supercomputer ayaa saadaaliyay in uu xulka England iska xaadirin doono Final-ka Euro 2020 laakiin uu guuldaro kala kulmi doono xulka Italy kuwaas oo uu u saadaaliyay ku guulaysiga koobka sanadkan. Xulka England ayaa Semi-final-ka la ciyaari doona xulka Denmark kadib markii ay guul weyn ka gaadheen xulka Ukraine Arbacadii la soo dhaafay. Dhanka kale xulka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII