Suuqa Kala iibsiga Caawa: Dani Ceballos oo ka tagaya Real Madrid, Antonio Rudiger oo Sharuud ku Xiray Heshiis kordhinta Chelsea, iyo Qodobo Kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Agaasimaha Juventus Federico Cherubini ayaa qirtay in kooxdu ay ka qoomameyneyso saxiixa Erling Haaland markii ay fursad u heleen sanadkii 2017. Goal Turkiga ayaa xaqiijiyay bixitaanka tababare Senol Gunes. “Kadib wadahadaladii aan la yeelanay tababaraha xulka qarankayaga Senol […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII