Suuqa kala iibsiga Caawa: Eduardo Camavinga oo rasmi ugu biiray Kooxda Real Madrid, Takehiro Tomiyasu oo ku biiray Arsenal iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Manchester United weeraryahankeeda Anthony Martial ayaa lagu soo waramayaa inuu doonaya inuu ka boxo Old Trafford ka hor kulanka talaadada ee ugu danbeysay ee 11pm. Milan ayaa heshiis amaah ah kula soo wareegtay ciyaaryahanka khadka dhexe ee Crotone […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII