Suuqa kala iibsiga Maanta: Chelsea oo lasoo Saxiixaneysa Leroy Sane, Heshiis kordhinta Salah oo Socota, Sheekada Kylian Mbappe iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Liverpool ayaa sii wadata inay kala hadasho wakiilada Mohamed Salah heshiis cusub oo ku aadan 29 jirka reer Masar. (Liverpool Echo) Tababaraha Chelsea Thomas Tuchel ayaa aad u doonaya in kooxdu ay lasoo saxiixato garabka Jarmalka Leroy Sane, oo 25 jir ah, […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII