Suuqa kala iibsiga Maanta: Chelsea oo u aragta Leroy Sane Badelka Timo Werner, Real Madrid oo ku Kalsoon Heshiiska Pogba, Lacazette oo ka tagaya Gunners, iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Real Madrid ayaa kalsooni ku qabta inay heshiis la gaari karto xiddiga qadka dhexe ee Manchester United iyo France Paul Pogba oo 28 jir ah xagaaga soo aadan. (Mundo Deportivo) Everton ayaa dib u soo noolaynaysa qorshaha isku daygeeda saxiixa Arsenal ee 22-sano jirka England […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII