Suuqa kala iibsiga Maanta: Haaland oo Noqonaya Bartilmaameedka ugu Sareeya ee Manchester United, Barcelona oo lasoo Wareegeysa Dani Olmo, iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Weeraryahanka Borussia Dortmund iyo xulka Norway Erling Braut Haaland, oo 21 jir ah, ayaa noqon doona bartilmaameedka ugu sarreeya Manchester United xagaaga soo socda inkasta oo uu 36 jirka reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ka yimid Juventus. (ESPN) Guddoomiye ku-xigeenkii fulinta ee Manchester United ee xilka ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII