Suuqa Kala iibsiga Maanta: Man City oo liiska ku darsatay Judea Bellingham, Haaland oo badaley go’ankiisa Suuqa, Dagaalka Cusub ee Declan Rice iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Manchester City ayaa ku dartay Judea Bellingham oo Borussia Dortmund ah liiska ay doonayso waxayna Liverpool kula tartami doontaa 18 jirka qadka dhexe ee England. (Daily Star) Manchester United ayaa qarka u saaran inay caqabad kala kulanto Manchester City dagaalka loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe ee West Ham Declan Rice, 22 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII