Suuqa kala iibsiga Maanta: Manchester United oo Xiiseeneysa Declan Rice, Marco Asensio oo ku biiray Liiska Liverpool, Sheekada Karim Adeyemi iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta¬†Ciyaaro.com Manchester United ayaa wali xiisaynaysa 22 sano jirka khadka dhexe ee kooxda West Ham United iyo xulka England ee Declan Rice walow aysan saxeexiisa u dhaqaaqin xagaagan. (ESPN) Liverpool ayaa baadhitaan ku wada suurogalnimada ay ugu dhaqaaqayso xiddiga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII