Suuqa kala iibsiga Maanta: Pep Guardiola oo Cadeeyay Saxiixa uu doonayo, Barca oo ku biirtay Xiisaha Dani Olmo balse, Sheekada Franck Kessie iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Manchester City tababaraheeda Pep Guardiola ayaa kooxda xagaaga dambe ka doonaya saxeexa Kalvin Phillips oo Leeds United ka tirsan. (Fichajes, in Spanish) Barcelona ayaa bar-tilmaameed ka dhiganaysa xiddiga RB Leipzig ee Dani Olmo balse waxa sidoo kale 23 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII