Suuqa kala iibsiga Maanta: Real Madrid oo la Wareegeysa Haaland, iyo Kylian Mbappe, Jules Kounde oo ka Carooday Kooxdiisa Sevilla iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Daafaca reer France Jules Kounde oo 22 jir ah ayaa aad uga carooday Sevilla oo ka iibin weyday Chelsea. (Express) Daafaca reer Ivory Coast Serge Aurier, oo 28 jir ah, ayaa u furan inuu u dhaqaaqo Arsenal ka dib markii uu joojiyay qandaraaskiisii Tottenham maalintii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII