Suuqa kala iibsiga Maanta: Timo Werner oo xiiso ka helaya Bayern Munich, Chelsea oo dib u soo celisay Dalabka Jules Kounde, Sheekada Carlos Soler iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Bayern Munich ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso 25 jirka weerarka ka ciyaara Timo Werner, kaasoo aan ku soo bilaaban kulan Premier League ah Chelsea tan iyo bilowgii xilli ciyaareedka. (Express) Chelsea ayaa qarka u saaran inay dib u soo nooleyso xiisihii ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII