Taageerayaasha Arsenal oo dalbanaya in Arteta uu iska Casilo Xilka

Taageerayaasha Arsenal ayaa hareereeyay gaariga tababare Mikel Arteta ka dib guuldaradii Chelsea , iyagoo ku booriyay inuu is casilo. Muuqaalada, oo la soo dhigay internetka, ayaa qabsaday koox taageerayaal ah oo niyad jabsan oo ku hareeraysan baabuurka tababaraha kuna qaylinaya inuu ka tago kooxda ka dib markii Gunners diiwaangelisay guuldarradii labaad ee ololaha 2021-2022. Taageerayaasha ayaa la maqlayay iyagoo ka codsanaya […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII