Taageerayaasha Barcelona oo Umtiti ku eedeeyay Bixitaanka Lionel Messi, Xidiga oo u jawaabay

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Daafaca Barcelona Samuel Umtiti ayaa u jawaabay taageerayaasha oo ku jees jeesay kulankii Juventus. Umtiti waxaa ku fooriyey taageerayaasha intii ay socotay kulankii Juventus . Qaar badan oo ka mid ah taageerayaasha Barca ayaa ku eedeeya Umtiti bixitaanka Lionel Messi . Umtiti ayaa doortay inuu si toos ah u aado qolka labiska ee foorida ugu dambeysay halkii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII