Taageerayaasha England oo Xalay ka Carooday Macalim Gareth Southgate iyo Qaladka uu sameeyay

Photo/Skysport Taageerayaasha England oo aad u careysan ayaa weerar ku qaaday Gareth Southgate kadib markii uu ku guuldareystay inuu wax badal ah ku sameeyo kooxda barbarihii isreebreebka koobka aduunka ee saddexda libaax ay la galeen Poland.  Kooxda Southgate ayaa ugu dambayn niyad jab kala kulantat Warsaw ka dib markii laga dhaliyay gool waqtiga dheeriga ahaa waxaana […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII