Taageerayaasha Premier League Oo U Codeeyay Xiddiga Ugu Fiican Premier League Xilli Ciyaareedkan

Waxa la galayaa labadii kulan ee ugu dambeeyay xilli ciyaareedka 2020/2021 waxana la isku diyaarinayaa abaalmarinaha kala duwan ee la bixiyo dhamaadka xilli ciyaareedka. Waxa jira xiddigo qaab ciyaareed fiican soo bandhigay xilli ciyaareedkan kuwaas oo kooxohooda ka caawiyay in ay helaan natiijooyin fiican si weyna u caawiyay kooxdooda. Ka hor inta aan la bixin […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII