Taageerayaasha PSG Oo Fariin U Diray Paul Pogba Xilli Xiddiga Lala Xidhiidhinayo Kooxda Reer France.

Waxa maalmihii ugu dambeeyay isa soo tarayay wararka sheegaya in uu xiddiga Paul Pogba doonayo in uu isaga tago kooxda Man United suuqa xagaagan iyada oo lala xidhiidhinayo kooxda PSG. PSG ayaa suuqa xagaagan ilaa haatan ah kooxda ugu cad-cad iyaga oo sameeyay saxiixyo muhiim ah oo ay ku doonayaan in ay ku dhisana kooxda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII