Taageerayaasha Real Madrid Oo Doortay 10-ka Xiddig Ee Ay Doonayaan In Laga Diro Kooxda Xagaagan.

Taageerayaasha Real Madrid ayaa doortay xiddigaha ay tahay in laga diro kooxda suuqa xagaagan hadii ay tahay qaab iib ah ama qaab amaah ah xilli ay kooxda joogaan xiddigo badan oo aanu tababare Carlo Ancelotti u baahnayn. Madaxweyne Florentino Perez ayaa laba maalmood ka hor sheegay inay jiraan 35 oo haatan jooga kooxda waxana loo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII