Taageerayaasha Real Madrid Oo Doortay Tababaraha Ay Doonayaan in Ay Kooxdoodu Ku Badalaan Zinedine Zidane

Inkasta oo Massimiliano Allegri loo arko tababaraha ugu cad-cad ee shaqada Real Madrid ka badali doona Zinedine Zidnae hadana taageerayaasha Los Blancos ayaa Halyeeyga kooxda ee Raul Gonzalez u doortay badalka Tababare Zidane. Ku dhawaad 150,000 ayaa ka qayb qaatay codaynta uu sameeyay wargayska MARCA iyada oo 57% doorteen Raul Gonzalez in uu noqdo tababaraha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII