Taageerayaasha Xulka Qaranka England Oo Xiddigaha Xulkooda Siiyay Tallo Ku Saabsan Kulanka Croatia

Taageerayaasha xulka qaranka England ayaa digniin adag u diray xiddigaha xulkooda ka hor kulanka ay la ciyaari doonaan xulka Croatia Axada. Xulka England ayaa la ciyaari doona xulka Croatia kulankoodii ugu horeeyay ee wareega Group-yada tartanka Euro 2020. Taageerayaasha xulka qaranka England ayaa kiraystay diyaarad iyaga oo diyaarada ku qoray Fariin kadib dul mariyay garoonka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII