TAARIIKH: Cristiano Ronaldo Oo Isku Qoray Taariikhda Tartanka Euro Kadib Labadii Gool Ee Uu Ka Dhaliyay Hungary.

Xiddiga xulka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa isku qoray taariikhda tartanka Euro-da kadib markii uu noqday xiddiga ugu goolasha badan taariikhda kadib labadii gool ee uu ka dhaliyay xulka Hungary. Xiddiga Cristiano Ronaldo ayaa dhaafay Halyeeyga reer France ee Michel Platini kaas oo markii hore ahaa xiddiga ugu goolasha badan taariikhda tartanka Euro-da. Cristiano Ronaldo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII