Taariikh: Euro 2020 Oo Durba Taariikh Laga Diwaan Galiyay Kulankii Ugu Horeeyay.

Waxa la ciyaaray kulankii ugu horeeyay ee tartanka Euro 2020 iyada oo ay wada ciyaareen xulalka Turkey iyo Italy kuwaas oo furay tartanka aadka looga sugayay adduunka oo dhan. Xulka qaranka Italy ayaa guul ku bilowday tartanka iyaga oo 2/0 ku garaacay xulka Turkey kuwaas oo aan kulanka u soo galin in ay 3-da dhibcood […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII