Tababaraha Ay Real Madrid U Doonayso Badalka Zinedine Zidane Oo La Ogaaday, Waa Tababare Premier League Jooga.

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso inay kala hadasho Carlo Ancelotti inuu ku laabto kooxda, haddii Zinedine Zidane uu ka tago shaqadiisa tababaranimo dhamaadka xilli ciyaareedkaan. Mustaqbalka Zidane ee Real Madrid ayuu shaki weyn ku jiraa wakhtigii ugu dambeeyay iyada oo la sheegayo in uu tababaruhu isaga tagi doono kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII