Tababaraha Belgium-ka Roberto Martinez oo ku jira raadaarka Kooxda Barcelona

Tababaraha Belgium-ka Roberto Martinez ayaa kasoo muuqday bartilmaameedka madaxweynaha Barcelona Joan Laporta. Laporta ayaa isku diyaarineysa inuu ceyriyo tababare Ronald Koeman . Koeman ayaa u dagaalamaya inuu shaqadiisa sii wato ka dib markii barbaro 1-1 ah ay la galeen Granada ciyaar ka dhacday Nou Camp. Sport ayaa sheegeysa in fikradaha sare ee Laporta ay tahay Martinez oo ah bedelka. Qandaraaska Macalinka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII