Tababaraha Chelsea Tuchel oo Cadeeyay sababta uu u badalay Mount

Chelsea Tababaraheeda kooxda Thomas Tuchel ayaa sharaxay badalka Mason Mount uu ku badalay N’Golo Kante kulankii Tottenham. Isbedelka ayaa wax saameyn ku sameeyay Chelsea ficil ahaan iyadoo Kante uu gool dhaliyay kulankii ay 3-0 kaga badiyeen axadii. Chelsea ayaa ku dhibtooday inay ka gudubto bilowga qeybta hore, xili Romelu Lukaku uu lumiyay dhoor fursad uu gool […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII