Tababaraha Chelsea Tuchel oo qirtay Bixitaanka Abraham ee Kooxda

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Tababaraha Chelsea Thomas Tuchel ayaa qiray in Tammy Abraham la iibin karo. Tuchel ayaa qirtay imaatinka Romelu Lukaku taasoo la micno ah in Abraham ay u badan tahay inuu boxo. Wuxuu yiri, “Mar walba waxaa jira suurtogalnimo ah in ciyaartoydu ay naga tagaan imaanshaha Romelu Lukaku ayaa si cad u saameynaya Tammy. . “Isagu waa ciyaartoygeena, wuxuu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII