Tababaraha Leicester Rodgers oo Xaqiiqda ka sheegay Sheekada Maddison ee Arsenal

Tababaraha Leicester City Brendan Rodgers ayaan wax cabsi ah ka qabin saxiixa Arsenal James Maddison . Dawacooyinka ayaa u dabaaldagay koob kale kadib markii ay ka adkaadeen Manchester City oo ay ku guuleysteen Community Shield, kadib guushii FA Cup ee ay ka gaareen xilli ciyaareedkii hore kooxda Chelsea. Maddison ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Arsenal isbuucyadii la soo dhaafay, laakiin tababaraha Leicester Rodgers ma […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII