Tababaraha Liverpool Klopp oo qirtay inuu aad ula dhacsan yahay Haaland

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa qirtay inuu jecel yahay weeraryahanka Borussia Dortmund Erling Haaland. Liverpool ayaa ka mid ahayd kooxaha waaweyn ee reer Yurub ee lala xiriirinayay xiddiga heerka caalami ee dalka Norway. “Dhallinyaradu waa xoog dabiici ah oo sameeya tamar aad u gaar ah,” ayuu Klopp u sheegay BILD TV. “ Sida Haaland Waa ciyaaryahan aad u xiiso badan oo xiiso […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII