Tababaraha Man City Guardiola oo ka hadlay soo laabashada De Bruyne

Photo/Reuters Tababaraha¬†Manchester City Pep Guardiola ayaa ka hadlay xaalada Kevin De Bruyne¬†. Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa kaliya ciyaaray 11 daqiiqo illaa iyo haatan xilli ciyaareedkan, maadaama uu la tacaalayo ka soo kabashada dhibaato canqowga ah. Guardiola ma hubo in De Bruyne uu ku soo bilaaban doono kulanka RB Leipzig ee wareega group -yada Champions League […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII