Tababaraha Man Utd Solskjaer oo tixgeliya inuu amaah ku Fasaxo Amad

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa miisaamaya haddii amaah lagu bixiyo Amad xilli ciyaareedkan. The Daily Express ayaa ku warameysa in Solskjaer uu ka fikirayo in ay u diraan da’yarkan amaah. Waxaa lagala soo wareegay Atalanta bishii Janaayo £ 36million, xiddiga reer Ivory Coast waxaa loo arkaa mid ka mid ah hibada ugu fiican […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII