Tababaraha PSG Pochettino oo xaqiijiyay Messi, Neymar inay diyaar u yihiin Champions League

Xiddigaha kooxda Paris Saint-Germain ee Lionel Messi iyo Neymar ayaa diyaar u noqon doona kulanka ugu horreeya ee heerka Group-yada Champions League oo ay la yeelan doonaan Club Brugge Arbacada. Midkoodna kuma jirin kooxda iyadoo PSG ay Sabtidii ka adkaatay Clermont Ligue 1 . Si kastaba ha ahaatee, tababare Mauricio Pochettino ayaa sheegay inuu heli doono labadiisa xiddig ee weerarka ah marka ay la ciyaarayaan Brugge ee Belgium. Kooxda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII