Tababaraha Ugu Cad-Cad In Uu Ronald Koeman Ka Badalo Shaqada Barcelona Oo La Ogaaday.

Tababaraha Ka Tagaya Kooxda Bayern Munich ee Hansi Flick ayaa lala xidhiidhinayaa in uu noqdo badalka tababare Ronald Koeman sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Germany. Waxa soo xoogaysanaya wararka sheegaya in uu Flick noqon doono tababaraha cusub ee kooxda Barcelona marka uu ka tago kooxda Bayern Munich dhamaadka xilli ciyaareedkan. Wararkan ayaa soo baxaya […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII